Wasiirka Gaashaandhiga XFS Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur ayaa Xafiiskiisa kula kulmey taliye ku xigeenka Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed Sareeye Guuto Cabaas Aamiin Cali.
Wasiirka ayaa kulanka inta uu socday warbixin ka dhageystay taliyaha iyo Saraakiisha kulanka ku wehlisay.
Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur ayaa ku booriyay saraakiisha Dardar-galinta Howlgaladda ka dhanka argagixisadda iyo ka shaqeynta Horumarinta CXDS.