Ciidanka Danab oo howlgal ku dilay xubno ka tirsan Al-shabaab

0
20

Muqdisho:(Nation Fm) Ciidanka Kumaandooska Danab ayaa howlgal ka dhacay deegaanka Gamboole ee gobolka Sh.Dhexe ku dilay 5-horjooge iyo xubno kale oo ka tirsanaa Al-Shabaab.

Taliyaha guutada 16-aad ee Kumandooska Danab G/Dhexe, Axmed Cabdullaahi Nuur (Beeryare) ayaa warbaahinta u xaqiijiyay dilka horjoogeyaasha Al.shabaab.

Wuxuu tilmaamay ineey sii wadi doonaan howlgalka lagu beegsanayo xubnaha sar sare ee kooxda Iyo saldhigyada ay ku leeyihiin gobolka.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here