18.7 C
New York
Monday, May 16, 2022
Home Warar Puntland oo si adag ula dagaalamayso maandooriyaha

Puntland oo si adag ula dagaalamayso maandooriyaha

0

Garoowe:(Nation Fm) Maamulka gobolka Mudug ee Puntland ayaa sheegay inuu si adag ula dagaalamayo dadka ka ganacsada walxaha maandooriyaha ah.

Guddoomiyaha Gobolka Mudug ee Puntland Cabdiladiif Muuse Nuur ayaa sheegay in dadka ka ganacsada waxyaabahaasi ay lamid yihiin Ururka Al-Shabaab .

Wuxuu xusay in ciidamda ay amar u qabaan in dadkaasi hadii ay arkaan ay toogtaan, isaga oo bulshada gobolka Mudug ugu baaqay in ay soo sheegaan hadii ay arkaan qofka deegannada Mudug soo galinaya waxyaabaha maanka dooriya.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here