Hal qof ayaa dhintay mid kalena dhawaacay ayaa soo garaay kadib markii koox burcad ah ay weerar ku soo qaadeen goobo ganacsi oo ay leeyihiin Soomaalida ku nool dalka Mozambique.

Weerarka oo ka dhacay magaalo madaxda gobolka NIASSA  ayaa la sheegay in ay burcadda iska soo dhigayeen ganacsato, ayna ay isku dayeen boobaan ay u geestaan goobo ganacssi oo ay Soomaalidu ku leedahay gobolkaas.

Kooxaha Burcad ah ayaa iska cabin kala kulmay ganacsatada, haseyeeshee rasaas ayeeyku fureen , taasina waxaa ka dhimasho iyo dhawac labo ruux oo Soomaali ah, kadibna googta ayay isaga baxsadeen.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here