Kulanti wacan dhageyteyaal ku soo dhawaada banaamijka Baraha Bulshada aad ku maqli doontaan hadal heynta baraka bulshada sida (FacebooK, Twitter, Youtube, ClubHouse).

Waxaan sidoo kale sidii soo gudbin doonaa sheekooyinka ay soo daabacaan dadka caanka ka ah baraha bulshada.

Barnaamijka waxaa idin soo jeedin doono Faa’so Cabdi Warsame, waxaa kala qeybgeli doono Maxamed Nuur Fanax

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here