Dharkeynley oo ku guuleestay Ciyaaraha K/Cagta ee degmooyinka iyo deegaanda G/Banaadir

0

Muqdisho:(Nation Fm) Ciyaartooyada Xuka degmada Dharkeynleey ayaa ku guuleestay Koobka Ciyaaraha K/Cagta ee degmooyinka iyo deegaanda G/Banaadir.

Ciyaarka oo ku soo idlaatay 0-0 ayaa rigooreyaal waxa ay guusha ku raacday degmada Dharkiinleey ee gobolka Banaadir.

Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho Mudane Cumar Maxamud Maxamed (Cumar Filish) ayaa koobka gudoonsiiyay degmada Dharkeenley ee gobolka Banaadir.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here