Xuseen Cigaal ayaa maxkamad ku taala magaalada Landon ka hor qirtay inuu dilay xaaskiisa, isagoo sheegay in dhimirkiisu maqanaa xiliga uu dilka geesanayay.

Mr. Xuseen ayaa sheegay inuu dilay xaaskiisa oo lagu magacaabi jiray AU Maryan Ismaaciil, isaga oo xusay inuu madaxa ka waalayay caabuqa Covid 19 uu la xasnuun sanaa xiliga uu dhacayay falka dilka ah .

Boliiska xaafadda Edmonton ee waqooyiga London ayaa sheegay Xuseen uu dilay xaaskiisa6 April 2020 , balse sooma bandhigin wax intaasi dhaafsan dilkaasi.

Xuseen oo darawal bas ahaa ayaa caan ka ahaa maqaayada Edmonton iyo magaalooyin kale oo ka tirsan Landon.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here