Magacyada kuraasta la hakiyay ku dhaqista natiijadooda

0

Muqdisho: (Nation Fm) Kuraasta natiijadooda rasmiga aan Guddiga FEIT shaacin ee horay loo hakiyay, isla markaa aan ku soo bixin liiska rasmiga ah ee Labada Aqal Baarlamaan Federaalka waxaa ka mid ah:

Hirshabelle

Waxaa l laga reebay kursiga tirsigiisu yahay #HOP086 kaas oo ku soo baxay Fahad Yaasiin Xaaji Daahir.

Koofur Galbeed

1- #HOP103 oo ah kii uu u tartamaayay Guddoomiye Jawaari balse koofur galbeed soo siisay Maxamed Cali Xasan

2- #HOP154 oo ay kusoo baxday Xildhibaan Sareedo Maxamed Cabdalla.

3- #HOP204 oo uu kusoo baxay isaaq Cali Subag balse laga hor istaagay Wasiirka Gaashaandhiga C/qaadir Maxamed Nuur (Jaamac).

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here