Dhuusamareeb:(Nation Fm) Yaasiin Fareey Cabdullahi Maxamuud ayaa ku guuleystay Kursiga tirsigiisu yahay Hop#067 ee golaha shacabka JFS, isagoo kaga guuleystay Maxamed Cali Culusoow oo la tartamayey.
Yasiin Fareey Cabdullahi Maxamuud ayaa helay 68 cod, halka Maxamed Cali Culusoow uu helay 20 Cod, waxaa halaabay 3 cod, sidaasina Kursiga waxaa ku guuleestay Yaasiin Fareey.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here