Dhuusamareeb :(Nation Fm) Kursiga ay Sumadiisu tahay Hop#067 oo ka jiro buuq xoogan ayaa goordhow doorashadiisa waxeey ka bilaabatay magaalada Dhuusamareeb ee xarunta gobolka Galgaduud.

Kursiga ayaa waxaa ku tartamaya ilaa 5- musharax oo kala ah.

1-Cabdiraxman Axmed Cumar (Cabdi Barre).
2) Cismaan Xassan (Ow-gaab).
3)Yaasiin Cabdullaahi Maxamuud (Yaasiin Fareey).
4)Generaal Cali Caraaye Cosoble (Gacmadulle).
5)Maxamed Cali Culusoow.

Kursigan ayaa la filayaa in uu ku soo baxo Yaasiin Fareey, iyada oo weli ay taagan tahay tabashooyin ka imaanaya beesha iyo qaar ka mid ah musharxihiinta u taagnaa Kurisigaan

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here