Beledweyne: (Nation Fm) Inta la xaqiijiyay labo ruux ayaa ku dhimatay, afar kalena waa ku dhaawacmeen qarax ka dhacay Maqaxi ku dhex taalla saldhigga ciidanka booliska degmada Beledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan.

Daka ku dhintay qarax ayaa waxaa ku jiro Khaliif Garaad Rooble oo ahaa Duqii Deegaanka Feer feer iyo askari  kale oo boliis ahaa, waxaana ku dhaawacay gudoomiyaha deegaanka Feerfeer Mahad Beyle.

Ciidamada amaanka aya wado baatitaan ku aadaan qaraxa ka dhacay maqaaxida  iyo qaabka uu u dhacay.

Xogo hor dhac ah ayaa sheegaya in qarax uu ahaa miino horay goobta loogu diyaariyay goobta.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here