Muqdisho: (Nation Fm) Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay safiirka dowladda Turkiga u fadhiya Soomaaliya Mehmet Yilmaz.

Waxeey ka wada hadleen xoojinta xiriirka labada dal ee walaalaha ah, mashaariicda horumarineed ee Turkigu ka wado Soomaaliya & arrimaha doorashooyinka dalka.

Ra’iisul Wasaare Rooble ayaa safiirka uga xog waramay safiirka arrimah adoorashada iyo sida ay u socdaal howlaha shaqo ee dowladda, wuxuu dowladda iyo shacabka turkiga uga mahadceliyay sida ay u garab taagan yihiin umadda Soomaaliyeed.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here