Landon: (Nation Fm) Booliska Ingariiska ayaa nin Soomaali ah oo 25 jirka ah u soo xiray dilka xildhibaan u dhshay dalka Ingariiska.

Xildhibaan David Amess ayaa lagu dilay tooreey, xili uu ku sugnaa xafiiskiisa sida uu qoray Wargeyska Daily Telegraph ee ka soo baxa London.

Wargeysku sooma bandhigin magaca iyo sawirka ruuxa la tuhmay ee loo xiray weerarka lagu dilay xildhibaanka.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here