Muqdisho: (Nation Fm) Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa warbixin ka dhageystay Guddiyada Doorashooyinka Heer Federaal (FEIT) iyo Gobollada Woqooyi (SEIT).

Guddiyada ayaa Raiisul wasaaraha uga warbixiyay halka ay marayaan howlaha u diyaar garowga doorashada xildhibaannada golaha Shacabka ku matalaya Somaliland iyo guud ahaan xaladda doorashada.

Ra’iisul Wasaare Maxamed Xuseen Rooble ayaa u muuqda mid ineey ka go’an tahay hirgelinta doorashada Aqalka hoose ee golaha shacabka ee baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ee kan badalaya.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here