Wafdi uu horkacayo Gudoomiyaha Gudiga Xalinta Khilaafaadka doorashooyinka oo u Ambabaxay Garowe

0

Wafdi uu hoggaaminayo guddoomiyaha guddiga xallinta Khilaafaadka doorashada Maxamed Cawil Warsame ayaa safaray  magaalada Garoowe ee caasimada  ee Xarunta Maamulka Puntland.

Xubnaha wafdigaan oo ka kooban 4 xubnood ayaa goobjoog ka noqon doona doorashada kuraasta Golaha Shacabka Baarlamanaaka Soomaaliya  lagu qabanayo Magaalada Garowe ee xarunta maamulka Puntland.

Puntland ayaa qayb ka ah Dawlad Goboleedyada qabanaya doorashada Golaha shacabka ee Baarlamaanka Soomaaliya .

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here