Guddomiyihii hore degmada Baraawo oo hoygiisa lagu weeraray bam gacameed

Muqdisho:(Nation Fm) Guddoomiyihii hore ee degmada Baraawe Cumar Sheekh Cabdi Shafaana ayaa ka bad baaday weerar bam gacmeed oo lagu qaaday...

Roob lagu diirsaday oo ka curtay gobolka Gedo

Gedo: (Nation Fm) Roob xoogan oo lagu diirsaday ayaa saaka ka curtay deegaaano dhowr ah oo ka tirsan gobolka Gedo, kuwaas...

Caabuq cusub oo Karoona Virus ah oo laga helay Dunida

Muqdisho:(Nation Fm) Hay'adda Caafimaadka Adduunka (WHO) ayaa ku dhawaaqay in nooc cusub COvid-19 ah, oo ka halis badan kii hore ayaa...

Ciidanka PSF-ta Puntland oo warka ka soo saaray xaaladda ka taagan Boosaaso

Boosaaso:(Nation Fm) Ciidanka PSF-ta Puntland ayaa sheegay ineysan ka amar qaadan doonin Madaxweynaha Puntland oo xil ka qaadis ku sameeyay Agaasimihii...

Guddoomiye Mursal oo lagu doortay magaalada Baydhabo

Baydhabo: (Nation Fm) Guddmiyaha Baarlamaanka Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan ayaa mar kale ku guuleystey in uu ka mid noqdo Baarlamaanka Soomaaliya Gudoomiye Mursal...

Madaxweynaha oo ku baaqay in loo gurmado dadka ay saameysay Abaarta

Muqdisho: (Nation Fm) Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo shacabka Soomaaliyeed u diray farriin ku aaddan abaaraha ba’an...

Koonfur Galbeed oo bilaabeysa doorashada golaha Shacabka

Baydhabo: (Nation Fm) Guddiga hirgelinta doorashada Koonfur Galbeed SEIT Waxaa uu shaacinaayaa in sedex kursi doorashadooda qaban doono 27 november 2021...

Duqa Muqdisho oo dhagax dhigay Keydka talaalka gobolka

Muqdisho: (Nation Fm) Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdusho Mudane Cumar Maxamuud Maxamed (Cumar Filish) ayaa maanta dhagax dhigay dayactirka...

Qorshe howleedka doorashada golaha shacabka oo la soo bandhigay

Muqdisho: (Nation Fm) Guddiga Hirgalinta Doorashada ee Heer Federaal ayaa soo bandhigay qorsha howlgalka doorashada golaha shacabka. Riix Halkaan  

RW: Rooble oo si adag u cambaareeyay qarax maanta ka dhacay Muqdisho

Muqdisho:(Nation Fm) Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa si adag u cambaareeyey Qarixii ismiidaaminta ahaa ee maanta ka...

Wararka ugu dambeeyay