Galmudug oo Howlgallo ka sameeysay Galgaguud

0
3

Muqdisho: (Nation Fm) Ciidamada Gutada 15aad ee qeybta 21 aad iyo ciidamo ka tirsan Gor Gor ayaa maanta howlgalo lagu lagu baacsanayo Al-shabaab ka fulinayay deegaanada Miir dugul, Xersi Fiinin iyo Bulacle we gobolka Galgaduud.

Howlgalka ayaa waxaaa hogaaminayay taliyaha Guutada 15 ee qeybta 21 aad C.X.D ahna taliyaha amniga Galmudug General Mascuud Maxmed Warsame.

Ciidamadan loo carbiyaya baacsiga Alshabaab ayaa inta ay howlgalka wadeen waxa ay ku guuleysteen inay bur buriyaan fariisimo ay Alshabaab ku lahaayeen deegaanadaasi waxayna ciidamadaan ka tirsan Qeybta 21 aad fariisimo ka sameysteen deegaanadii ay howlgalka ka fuliyeen.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here