Home Warar Deegaano hor leh uu fatahaad ka sameeyay wabiga Shabeelle

Deegaano hor leh uu fatahaad ka sameeyay wabiga Shabeelle

0
5

Wabiga Shabeelle ayaa fatahaad xoogan ka sameeyay deegaano hor leh  oo k atirsan gobolka Sh.Dhexe.

Fatahaada ayaa baabi’isay beeraha ku yaala tuulooyinka Moyko, Baaroow, Xaanshooley iyo Libiga, waxaana ku barakacay dadkii ku dhaqanaa deegaanadaas.

Dadka deegaanka ayaa warbaahinta u sheegay in magaalada ay gashay go’doon, taasina ay saameyn weyn ku yeelatay noloshooda.

Maamulka degmada Jowhar ayaa wadaa dadaalo xoogan oo lagu xakameenayo fatahaada Wabiga shabelle, oo saameeyay dadka iyo duunyada ku dhaqan magaalada Jowhar.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here