Cali Guudlaawe ” Doorashada golaha shacabka, si cadaalad ah ayeey u dhaceysaa”

0
20

Jowhar: (Nation Fm) Madaxweynaha dowlad goboleedka Hir-Shabeelle Cali Guudlaawe Xuseen ayaa sheegay in si cadaalad ay ku dheehan tahay ay ku dhici doonto doorashada Aqalka Hoose ee golaha shacabka ee Hirshabelle.

Waxuu xusay in doorashadii Aqalka Sare ee Hirshabeelle ay si nabad ah ugu soo geba-gabowday magaalda Jowhar, hadana ay isku diyaarinayaan doorshada aqalka Hoose, isaga oo u mahadceliyay guddiyada maamulka doorashada Hirshabelle.

Madaxweyne Guudlaawe ayaa xusay inay ka go’an tahay in si lamid ah doorashadii Aqalka Sare ay u qabteen uu u balan qaadayo inay u qaban doonaan doorashada Aqalka Hoose ee Golaha Shacabka.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here