Madaxweynaha Kenya oo ka hadlay go’aanka maxkamadda ICJ ee badda Soomaaliya

0
8

Madaxwaynaha Kenya Uhuru Kenyatta ayaa ka hadlay xukunka badda ee Soomaaliya, taas oo shalay ay ku dhawaaqday maxkamadda ICJ.

“Xukunka ICJ waa ciyaar eber ah mana aqbalayno, waxayna sii xumayn karta xiriirka Kenya iyo Soomaaliya, Waxan raadinaynaa jawi u sahlaya in wada xaajood lagu xaliyo arintan” ayuu yiri Kenyatta.

Madaxweynaha Soomaaliya Mudane Maxamed  Cabdullaahi Farmaajo  ayaa dhankiisa go,aanka Maxkamadda  ICJ.da ku tilmaamay inuu yahay mid Cadaalad ah .

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here