Liiska musharixiinta G/Waqooyi oo la shaaciyay

0
2

Muqdisho: (nation Fm) Guddoomiyaha Golaha Aqalka Sare Cabdi Xaashi Cabdillaahi iyo Ra’iisul Wasaare kuxigeenka dalka Mahdi Maxamed Guuleed (Khadar) ayaa maanta si wadajir ah u soo gudbiyay liiska musharixiinta aqalka Sare ee gobolada Waqooyi ee Soonaliland.

Xubanaha Liiska ka soo mujuqday ayaa waxaa ku jira Guddoomiyaha Aqalka Sare, Wasiirka Warfaafinta Cusmaan Abuukar Dubbe, Wasiirka Dastuurka Saalax Axmed Jaamac Guddoomiyihii hore ee Maxkamadda Sare Ibraahim Iidle Suleeymaan iyo Xubno kale.

Liiska Murashixiinta

Kursiga 1aad: 1. Cabdi Xaashi Cabdullaahi
Kursiga 2aad: 1. Axmed Ibraahim Maxamed (Qorane), 2. Baashe Maxamed Ismaaciil
Kursiga 3aad: 1. Layla Axmed Ismaaciil, 2. Maxamed Maxamuud Cabdi
Kursiga 4aad: 1. Deeqa Xasan Xuseen, 2. Hodan Abokor Xasan
Kursiga 5aad: 1. Prof. Maxamed Maxamuud Allabari, 2. Prof. Cabdi Ismaaciil Samatar 3. Cabdiraxmaan Cismaan Cali
Kursiga 6aad: 1. Bilaal Idiris Cabdilaahi, 2. Saynab Axmed Boqore
Kursiga 7aad: 1. Saalax Axmed Jaamac, 2. Ibraahim Iidle Saleebaan
Kursiga 8aad: 1. Siciid Cabdi Xuseen, 2. Jaamac Cabdilaahi Maxamed
Kursiga 9aad: 1. Cabdirisaaq Axmed Cali, 2. Xasan Cabdi Gaas, 3. Axmed Maxamed Siciid
Kursiga 10aad: 1. Cismaan Abokor Dubbe, 2. Cabdikariim Maxamed Xasan
Kursiga 11aad: 1. Muna Cumar Xasan, 2. Naciima Xasan Xaaji Maxamuud (Gadhweyne), 3. Sucaad Xasan Maxamed

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here