Baarlamaanka Hirshabeele oo maanta dooranaya Sedex Kursi oo kale

Jowhar: (Nation Fm) Xildhibaanada Baarlamaanka Hirshabeelle ayaa lagu wadaa in maanta ay doortaan  Sadex kursi oo kale ee aqlka Sare, iyada oo shalay la doortay sedex Kursi.

Sedexda Kursi ayaa waxaana ku tartami doonna.

Kursiga 4aad.

1:Musharax Xasan Iidow Muxumed
2:Musharax Cabdinuur Ibraahim nuur
3 :Musharax Cismaan Axmed Macow.

Kursiga 5aad

1:Musharax Cismaan Maxamuud Dufle
2:Musharax Maxamuud  Axmed Nuur tarsan
3: Musharax Raage Xasan Xuute

Kursiga 6aad

1: Musharax Cali Shacbaan Ibraahim
2: Musharax Caballe Xuseen Cabdi
3: Musharax Caasho Xuseen Abuukar
4: Musharax Cabdulahi Tawaad
5: Musharax Cabdiqaadir Xanafi

Dhanka kale waxaa si weyn loo adkeeyay ammaanka guud ee Magaalada Jowhar, waxaana wadooyinka soo gala iyo kuwa ka baxa Xarunta Madaxtooyada Hir-Shabeelle la dhigay ciidamo fara badan.

SHARE