Sedex Senetar oo laga soo doortay Hirshabelle

Jowhar: (Nation Fm) Baarlamaanka Hirshabelle ayaa caawo doortay Sedex Kursi oo ka mid ah 8. kursi oo Aqalka Sare ku matali doonto Hirshabelle.

Xubna la doortay ayaa kala ahaa.

  1. Muuse Suudi Yalaxoo
  2. Nuur Maxamed Geedi Canjeex
  3. Faruun C/qaadir Karaama

Sedexdaan Sanatar ayaa mar kale dib loo soo doortay, iyaga oo ka tirsanaa xildhibaanadii waqrigooda dhamaaday ee Aqalka Sare.

SHARE