Kursiga 1aad ee doorashada Aqalka Sarem oo loo gudbay Wareeg labaad

Jowhar: (Nation Fm) Waxaa la soo gabagabeeyay tirinta codadka doorshada kursiga 1aad ee aqalka Sare ee Hirshabelle.

Tirada Xildhibaannada Hirshabelle ee ku sugan hoolka waa 98 Xildhibaan.

  1. Muuse Suudi Yalaxoow 51- Cod
  2. Axmed Daaci 28-Cod
  3. C/lahi Sh.Xasan 15-Cod
  4. Dr. Xasan Cadaay 2-Cod.
  5. Waxaa halaabay 2-Cod.

Wareega labaad ayaa waxaa u gudbay 3-da Musharax ee ugu codka badan oo kala ah.

  1. Muuse Suudi Yalaxoow
  2. Axmed Daaci
  3. Cabdulaahi Sh.Xasan ayaa hada tanaasulay
SHARE