Shirkii Madasha Wadatashiga Qaran oo la soo gabagabeeyay

0
1

Muqdish: (Nation Fm) Shirka Golaha Wadatashiga Qaran ayaa laga soo saaray war murtiyeed kadib muddo labo maalmood ah oo uu shir ugaga socday magaalada Muqdisho madaxda Golaha Wadatashiga Qaran.

Habraacyada ay ku heshiiyeen Golaha Wadatashiga Qaranka

Habraaca Dhiirigalinta Daahfurnaanta Doorashada
– Habraaca Maamulka Maaliyadda Doorashada
– Habraaca Xulista Ergada Doorashada
– Habraaca Amniga Doorashada
– Habraaca ilaalinta Qoondada Haweenka
– Habraaca doorashada Xildhibaanada Aqalka Sare ee Somaliland
– Hawlaha Lataliyayaasha Farsamo ee Golaha Wadatashiga Qaran.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here